Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Rwanda oo ka wada hadlay iskaashiga Labada Dowladood

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo booqasho rasmi ah ku tegey caasimadda Kigali ee dalka Rwanda ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda e dalkaas Mudane Vincent Biruta, iyaga oo ka wada hadlay xoojin xiriirka taariikhiga ah ee Labada Dal. Labada Wasiir ayaa isla qiray muhiimadda ay leedahay horumarinta … Continue reading Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Rwanda oo ka wada hadlay iskaashiga Labada Dowladood